Shirka golaha wasiirrada Puntland oo laga soo saaray Warmurtiyeed (Akhriso)

December 31, 2015 - Written by Editor

IMG_9888Garoowe:-Shirka golaha wasiirrada Puntland oo shir gudoominayay Madaxweynaha Puntland  Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimo amniga dalka iyo arimo kale waxaana dowladdu ku ansixisay labo xeer oo khuseeya shirkadaha dhismaha iyo wasaaradda Kalluumaysiga Puntland.

no images were found

Kulanka Shirka golaha wasiirrada Puntland ayaa sidoo kale lagu soo hadal qaaday furitaanka garoonka diyaaradaha Bosaso waxaana warbixinno laga dhagaystay guddi arrinta daah-furka loo xilsaaray, iyo shirkado caalami oo ka imaan doona dalalka dariska la ah Somalia iyo caalamka.

Hoos ka Akhriso Warmurtiyeedka ay soo saareen golaha Wasiirada ee Puntland.

no images were found

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online