Shirka madasha wada-tashiga qaranka ee Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

December 8, 2015 - Written by Editor

wadatashitoMuqdisho:-Waxaa saaka ka furmay magaaada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Shirka madasha wada-tashiga qaranka ee Soomaaliya shirkaas oo ay ka soo qayb galeen Madaxda dowadda Federaaka Soomaaliya iyo madaxda maamullada dalka ka jira waxaan looga wada hadlayaa qaabka ugu sahlan oo Soomaaliya ay doorasho uga dhici lahayd sannadka 2016-ka.

Madaxweynaha Dowladda Federaaka Soomaaliya oo furay shirka ayaa ka jeediyey shirka hadal ku saabsan arrinta doorashada 2016 iyo sidii Madaxda ay iskula meel-dhigi lahaa qaabka ay u dhacayso iyo habka loo marayo.

Shirka madasha wada-tashiga qaranka ee Soomaaliya ayaa waxaa kale oo looga doodi doonaa natiijada iyo talooyin ku aaddan hannaanka doorasho ee sannadka 2016-ka oo laga soo Gobollada dalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa ay ka jiraan maamul gobolleedyada waxaase dadka odorosa siyaasada Soomaaliya ay sheegayaan in ay dhici karto in dib loogu noqon hanaankii 4.5

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online