Wafdi ka socda Midowga Yurub oo soo gaaray magaalada Gaalkacyo

December 1, 2015 - Written by Editor

euGaalkacyo:-Wafdi ka socda Midowga Yurub ayaa soo gaarey magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug, wafdiga ayaa waxaa horkacayey Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Michele CervoneD’Urso. Wafdi ka socda Midowga Yurub ayaa waxaa la sheegayaa in ay doonayaan in ay ku biiraan Wufuuda kala duwan ee u sugan Gaakacyo si xal ooga gaaro colaada ka dhacday magaalada Gaalkacyo oo sababtay in dad badan oo rayid ah ay ka qaxaan guryahoodii.

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa horay ugu sugnaa wufuud ka kala socda Dowladda Federaalka, Puntland, Gal-Mudug, Jubaland iyo Koonfur Galbeed Madax dhaqameed iyo culimo’udiin kuwaas oo dhamaantood wada dadaalo nabadeed.

Dhinaca kale wararka qaar ayaa sheegay in horumar dhnac nabadaynta ay jirto waxaan la rejaynayaa in guul laga gaaro in colaad la soo afjaro, culimo’udiinka Soomaaiyed ayaa wada dadaal ah in beelaha Soomaaliyeed ee wada degan Gobolka Mudug aan dib looga dhex hurin dagaal dano gaar ah ay ka leeyihiin Madaxda Soomaalida qaarkood oo iyagu u daaban dowladdaha dariska la ah Soomaaliya iyo ciidamada shisheeye ee dalka jooga ee AMISOM.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online