Wareysi: Nicholas Kay oo ka tagay Somalia.[Dhagayso]

December 30, 2015 - Written by Editor

nickaykeyNAIROBI:-Waxaa shalay magaalada Muqdisho ka ambabaxay ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya Nicholas Kay oo waqtiga shaqadiisu ku egtahay maalinta Khamiista ee toddobaadkan. Kay oo wareysi gaar ah siiyey idaacadda VOA isaga oo ku sugan Nairobi, ayaa ammaanay guulaha ay dawladda Soomaaliya ka gaadhay dhinaca hirgelinta nidaamka federaalka iyo in Al-Shabab laga riixo dhul badan oo ay horey u haysteen.

Kay waxa kale oo uu sheegay inuu aaminsanahay in Soomaaliya labadii ilaa saddexdii sano ee lasoo dhaafay ay samay say horumar siyaasadeed oo ballaadhan iyo horumar dhinaca amniga ah oo macquul ah. Waxa uu yiri inuu aad ugu niyadsanyahay in sannadka 2016 lagu waajahayo dardar aan cidina horistaagi karin oo ay Soomaaliya ku hananayso xasillooni siyaasadeed iyo mid amni.

Hoos ka dhagayso wariye Haaruun Macruuf oo wareystay Nicholas Kay.

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online