Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo afar gaadiidka martida ka heshay Dowladda Korea.[Masawiro]

December 9, 2015 - Written by Editor

0Mogadishu:-Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya waxa ay uga mahadcelinysaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Korea deeq ka kooban afar gaadiid oo ah nooca martida oo loogu deeqay Waaxda habmaamuuska qaranka ee Wasaaradda.

Gaadiidkan ayaa Wasaaraddu u adeegsan doontaa martida shisheeye ee dalka soo booqata , waxa ayna qeyb ka noqon doonaan  dadaalo balaaran oo Wasaaradda lagu qalabeyn doono , laguna tayeyn doono habsami u socodka shaqo iyo shaqaale .

Wasaaraddu , waxa ay cadeyneysaa in isabadalada iyo horumarada ay hiigsanayso ay yihiin kuwa loogu adeegayo dadka iyo dalka Soomaaliya , laguna ilaalinayo madax banaanidiisa, qaranimadiisa,midnimadiisa iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.

no images were found

Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda 
Section of Press and Public Relations

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online