Afhayeenka madaxtooyada Dowladda Puntland ma jiro wax shir ah oo u dhexeeya Madaxda Soomaalida.[Dhagayso]

January 27, 2016 - Written by Editor

Quraan-JecelMuqdisho:-Afhayeenka madaxtooyada Dowlada Puntland C/laahi Maxamed Jaamac oo waraysi kooban siiyey Radio Daljir ayaa uu u xusay in wax shir ah oo u dhexeeya madaxda Soomaalida uusan ka socon magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya marka laga reebo kulamo gaar ah oo u dhexeeya madaxda Soomaalida iyo beesha caalamka.

Afhayeenka madaxtooyada Dowlada Puntland C/laahi Maxamed Jaamac ayaa sidoo kale sheegay in is afgaran waaya yimid uu soo baxay ka dib markii Madaxda Federaalka Soomaaliya ay u sheegeen beesha caalamka in shirkii ka dhacay magaalada ismaayo lagu go’aamiyey qaabka doorashada bisha Augsto 2016 ay noqonayso oo ah in labada aqal midka hoos lagu soo dhiso 4.5 halka aqalka sarena lagu soo dhiso maamul gobolleedyo.

Hoos ka dhagayso waraysiga Radio Daljir uu la yeeshay Afhayeenka madaxtooyada Dowlada Puntland C/laahi Maxamed Jaamac

[audio:http://idilnews.com/wp-content/uploads/2016/01/quraan.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,812 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>