Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo Golaha 88 uga Faallooday Go’aankii DFS ee Doorashada Soomaaliya.[Dhagayso]

January 31, 2016 - Written by Editor

faysalFaysal Cabdi Rooble oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed kana faallooda arrimaha siyaasadda iyo amniga Geeska Afrika ayaa xalay la wadaagay Golaha Gorfeynta Siyaasadda Soomaaliya ee 88, aragtidiisa ku aadan go’aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ka qaadatay nooca ay noqoneyso doorashada la filayo in ay ka dhacdo dalka Soomaaliya sannadkan aynu ku jirno ee 2016-ka.

Aqoonyahan Faysal ayaa sidoo kale dhaliilay dabacsanaan xad-dhaaf ah oo ay Puntland ka muujisay arrimo badan oo dastuuri ah oo ay dowladda Xasan Sheekh Maxamuud ku xad-gudubtay.Faysal ayaa arrimahaasi iyo arrimo kale ka hadlay, waxaana wareysiga la yeeshay wariye Cabdirashiid Sooyaal:

Hoos ka dhagayso waraysiga ay  Golaha Gorfeynta Siyaasadda Soomaaliya ee 88 la yeesheen aqoon yahan Faysal Rooble

Source:Golaha 88

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online