Ardayda Machadka Al-furqaan Laascaanood oo u fariistay Imtixaanka Teeramka.[Masawiro/Video]

January 15, 2016 - Written by Editor

12509467_863730627057466_6258972268829898820_nLaascaanood:-Iyadoo ay soo gabagaboobeen Imtixaankii teeramka dhexe ee magaalada Laascaanood iyo guud ahaan Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ahaa goobaha waxbarasho ee uu soo gabgaboobay Machadka Al-furqaan ee Shareecada iyo daraaasaadka Isaamka.

In ka badan 954 Arday ayaa u soo fadhiistay Imtixaankii Teeramka dhexe ee sanad dugsiyeedka 2015-2016 , iyado u imtixaan ku uu ku soo dhamaday Jawo degen oo ka sarreeya sanadadii hore. Maamulaha guud ee Guud ee machadka Al-furqaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay Teeramka dhexe ee sanad dusgiyeedkani , isaga oo Alle uga mahad naqay sida wanaag san ee uu ugu soo dhamaaday Imtixaankan.

Hoos ka Daawo in ka badan 954 Arday oo u fadhiistay Imtixaanka Teeramka dhexe ee Al-furqaan‏

En Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online