Boqor Burhaan oo loogu soo dhaweeyey Boosaaso kana tacsiyeeyey geeridii ku timid Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif.[ Video]

January 3, 2016 - Written by Editor

boqorBoosaaso:-Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse,ayaa maanta waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa uu ka mid yahay Issimada waaweyn ee Soomaaiya laga qadariyo guud ahaan gaar ahaan Puntand waxaan soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay Maamulka Gobolka Bari, Issimo, Nabadoono, Cuqaal ,Saraakiisha Ciidanka qaybahooda kala duwan.

Boqor Burhaan ayaa sidoo kale waxaa uu ka tacsiyeeyey geeridii ku timid  Allaha u naxariistee Ugaas Cabdirixman Ugaas Khaliif, isagoo alle uga baryey in ehelkiisa iyo umadii uu Ugaaska u ahaa uuna Alle ugu bedelo wax kheyr leh isagana u naxariisto.

Hoos ka Daawo qaabka loo soo dhaweeyey Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,817 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>