Boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan oo ugu baaqay Madaxda Soomaalidu in ay hishiis gaaraan

January 8, 2016 - Written by Editor

qardhoBoosaaso:-Boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse oo saaka khudbada ka jeediyey xafladii furitaanka garoonka diyaaraha magaalada ee Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa bogaadiyey dhismaha cusub ee garoonka Boosaaso isagoo sheegay in dhismaaha garoonka Boosaaso uu yahay guul u soo hoyatay Soomaali oo dhan.

Boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa yiri ” Waxaan ugu baaqayaa Soomaali guud ahaan gaar ahaan reer Puntland in 1-KM ee ka dhiman garoonka Boosaaso loo howl galo siddii loo dhamayastiri lahaa”

Boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa sidoo kale ugu baaqay Madax weynaha Puntand iyo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya in ay gurmada loo fidiyo shacabka degan Gobolka Gardafu oo dabaylihii ka dhacay Soomaaliya ay khasaaro u geysteen.

Dhnac kale Boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ugu baaqay madaxda Soomaaliyeed in ay ka hishiiyaan khilaafkooda ayna gacan siiyaan shir loo balan san yahay in dhawaan Issimada Soomaaliyeed loogu qabto magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

Hoos ka Dhagayso Khudbadii uu xaflada furitana ka jeediyey Boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse [Dhawaan File]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online