Guddoonka Baarlamaanka Oo Go’aan Ka soo Saaray Shirka Wadatashiga (Akhriso)

January 27, 2016 - Written by Editor

Go'aanka-Golaha-Shacabka-1Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan kasoo saaray shirka wadatashiga qaran ee doorashooyinka 2016ka dalka ka dhacaya looga arinsanyo kaas oo ka socda magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Guddoonka Baarlamaanka ayaa sidoo kale waxaa uu ku xusay qoraalkiisa shirkii Wadatashiga Qaran Ee Doorashooyinka 2016 kaas oo ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose.

Hoos ka Akhriso Guddoonka Baarlamaanka Oo Go’aan Kasoo Saaray Wadatashiga Qaran Ee Doorashooyinka ee ka socda magaalada Muqdisho

.

Halgan.net
Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,812 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>