Islaan Bashiir Islaan Abdulle oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Ugaas Cabdirixman Ugaas Khaliif

January 3, 2016 - Written by Editor

Islaan_BashiirGaalkacyo:-Islaan Bashiir Islaan Abdille oo ka md ah Issimada soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geeridii maanta ku timid Ugaas Cabdirixman Ugaas Khaliif, oo ahaa Issim weyn oo laga yaqaan Soomaaliya kuna geeriyoday magaaada Beledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan. Islaan Bashiir Islaan Abdulle ayaa yiri ” Waxaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Gobolka Hiiraan uga tacsiyaynayaa geeridii ku timid Allaha u naxariistee Ugaas Cabdirixman Ugaas Khaliif, Ilaaahay ha u naxariisto Ugaaska, deegaaankii uu ka talinayay iyo ehelkiisiiba samir Allaha ka siiyo iyo cawil khayr.

 

Islaan Bashiir Islaan Abdulle

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,812 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>