Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hudaa ee Helsinki Dr.C/wali Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf.[Daawo]

January 8, 2016 - Written by Editor

lieksa11Helsinki:-Waxaan idin soo gubineynaa khudbadii masjidka Al-hudaa ee magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland waxaana maanta khudbadii Jimce soo jeediyey Dr C/wali Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf. sheekha ayaa uu khudbadiisa waxaa uu uga hadlay Aduunka oo la is jecleysiiyo iyo cawaaqib Xumadeyda ka dhalan karta wuxuuna Sheekha aad ugu dheeraaday in umada ay Alle ka baqaan kuna dadaalaan wixii Aakhiro iyo aduun Anfacaya  la iskana Ilaaliyo Danbiyadda waaweyn iyo fawaaxishta maanta aduunka ku badatay.

Hoos Daawo Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hudaa ee Helsinki Dr C/wali Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf.

HELSINKI ISLAMIC CENTER

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online