Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hudaa ee magaalada Helsinki.[Daawo]

January 15, 2016 - Written by Editor

lieksa11Helsinki:-Waxaan idin soo gubineynaa khudbadii masjidka Al-hudaa ee magaaada Helsinki ee caasimada dalka Finland waxana maanta khudbada soo jeediyey Sh.Dr C/wali Sh. Maxamuud Xaaji Yuusuf , sheekh ayaa wuxuu kaga hadlay khudbadiisa kacabsiga Alle swc iyo hor istaaga Alle Swc.

Sh.Dr C/wali Sh.Maxamuud Xaaji Yusuf wuxuu aad ugu dheeraaday in umada ay Alle ka baqaan kuna dadaalaan wixii Aakhiro iyo aduun anfacaya ayna ka fogaadaan danbiyada waaweyn iyo fidnada ka taagan aduunka taas oo dad badan ay waqtigooda ku lumiyaan.

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hdaa ee Helsinki D Sh Cabdiweli Sh Maxamuud oo Af-soomaali ah

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hdaa ee Helsinki D Sh Cabdiweli Sh Maxamuud
oo Af-Carabi ah.

Helsinki Islamic Center‏
Finland,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online