Maamulka Jaamacada Nugaal oo fursad waxbarasho ugu Bishaareynaya Ardayda [Video]

January 16, 2016 - Written by Editor

drLaascaanood:-Maamulka sare ee Jaamacada Nugaaal ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay ogeysiinayaa dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee dhamaysatay Dugsiyada are iyo Jaamacada inay la bilaabi doono Todobaadkan Diblome sare oo lagu qaadanayo Arday cusub, iyadoo  ay ku jirno Diiwaan gelinta ardayda . Diblome kan oo la bilaabay sanadkii hore ayaa noqon doona mid la sii wadi doono sanadka  soo socda.

Hoos ka Daawo Maamulka Jaamacada Nugaal oo Fursad waxbarasho ugu Bisheereeyey Ardayda

En Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood, Somalia

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online