Madaxwayneynihii hore Puntland C/raxman Farole iyo safiirka Talyaaniga oo ku kulmay Boosaaso.[Cod/Masawiro]

January 7, 2016 - Written by Editor

medium_EjtOlRXv (1)Garoowe:-Madaxwayneynihii hore Puntland Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa magalada Bosaso kula kulmay galabta Safiirka Talyaaniga ee Somalia Ambassador Michele Fabrezio iyo sarakiil ka socotay hay’adda UNOPS.

Wafdigan ayaa madaxweynihii hore booqasho ugu tagay waxayna ka wada hadleen xaaladda Somalia iyo mashaariicda ugu deeqaan Somalia gaar ahaan Puntland.Madaxweynihii hore Puntland Dr. Farole oo shirka kadib kawarbixiyay waxyaabaha kawada hadleen ayaa sheegay inay ugu yimaadeen booqasho iyo kala warqaadasho, wuxuuna tilmaamay in Talyaanigu taageero weyn siiyo Somalia khaas ahaan Puntland.

Dowladda Talyaaniga ayaa ku deeqday dhaqaalaha dhismaha Garoonka Bossaso, waxana ay soo marsiisey xafiiska Qaramada Midoobay u qaanilsan Fulinta mashaariicda Mas’uuliyiintan ayaa Bosaso u tagay kaqayb galka daahfurka garoonka diyaarahada Bosaso kaaso loo madlanyahay barri 08 January.

Source: Garooweonline

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online