Madaxweynaha DFS oo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh /Dhexe

January 12, 2016 - Written by Editor

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe halkaas oo lagu wado in uu ka furmo Shirka Maamul u sameynta gobalada Hiiraan iyo Sh Dhexe.

Madaxweynaha DFS ayaa waxaa socdaalkiisa ku whelinaya Wasiirka arrimaha gudaha, Madaxweynaha maamulka Galmudug, C/kariin Guuleed Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Cabdulqaadir Luga dheere. ,Wasiiro ka tirsan DFS iyo Xildhibaano.

Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jowhar madaxada gobalada Sh /dhexe iyo Hiiraan iyo dadweyne tiro badan .

Madaxweynaha DFS ayaa salaan sharaf ka qaatay ciidanka DFS waxaana sidoo kale ciyaaro kale duwan ku soo kooxda Barbaarta Gaashaaman.

Madaxweynaha ayaa furi doona Shir Maamul gobaleed loogu sameynayo labada gobal ee Hiiraan iyo Sh /dhexe waloow ay jiraan cabashooyin ka soo yeeraya qaar ka mid ah beelaha dega gobalada Hiiraan iyo Sh /dhexe.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online