Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho

January 18, 2016 - Written by Editor

Madaxweynaha-dalkaMuqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaley galab dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Kismaayo kaga soo qeybgaley Madasha Wadatashiga Qaranka ee looga hadlayey nooca doorasho ee dalka ku habboon.Madasha Wada tashiga Qaranka ayaa waxaa ka soo qeybgaley Guddoomiyaha Baarlamanka, Ra’iisul Wasaaraha iyo madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka ka jira.

Wadatashiyada madaxda ayaa lagu wadaa in dhowaan ay halkoodii ka sii socdaan sii loo helo aragti mideysan oo ku saabsan doorashada ka dhacaysa dalka sannadkan.

–DHAMMAAD—

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online