Madaxweynaha Dowlada Puntland oo cambaareeyay weerarkii xalay ka dhacay Makhaayada Liido Sea Food.[Dhagayso]

January 22, 2016 - Written by Editor

gaas (1)Muqdisho:-Madaxweynaha dowlada Puntland C/ Wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu cambaareeyay weerarkii xalay lagu qaaday Hotelka Liido Sea Food oo ay ku dhinteen dad rayid ah oo gaaraya 20 qof halka 15 ka badan ay ku dhaawacmeen. Madaxweynaha dowlada Puntland C/ Wali Maxamed Cali Gaas ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dad shacab ah si arxan daro ah loo laayo isagoo tacsi gaar ah u diray qoysaskii eheladooda lagu laayey weerarii xalay a dhacay Hotelka Liido Sea Food wuxuuna Alle uga baryey inuu inta ku ku dhimatay weerarkaas Alle u naxariisto inta dhaawacantayna Alle u boogo dhayo.

Hoos ka Dhagayso Madaxweynaha Dowlada Puntland Oo Cambaareeyay Weerarkii xalay ka dhacay Makhaayada Liido Sea Food

[audio: http://idilnews.com/wp-content/uploads/2016/01/gaas.mp3]
M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,991 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>