Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo laga sugayo Boosaaso

January 18, 2016 - Written by Editor

GAAS1Boosaaso:-Waxaa maaanta lagu sugayaa magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo maal mihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland oo uu ka socday shirka wadatashiga madaxda Soomaalida. Wafdiga Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa saacadaha soo socda waxaa ay ka soo duuli doonaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ka dib markii shalay lagu kala tegay shirkii madasha wada tashiga madaxda Soomaalida oo aan wax natiijo ah ka soo bixin.

Garoonka diyaaraha ee Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ka socda abaabul lagu soo dhaweynayo wafdiga Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas yadoo la filayo in saxaafaddu wax ka wiidiiso shirka madatashiga Kismaayo ee lagu soo afmeeray ismaayo Natiijo La’aan.

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco Halgan.net

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online