Madaxweynaha Gal-Mudug ”Madaxda DFS ayaa lahaa go’aankii ka soo baxay shirkii Muqdisho”[Dhageyso]

January 30, 2016 - Written by Editor

C-kariin-GuuleedCadaado:-Madaxwaynaha Maamulka Gal-Mudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta galinkii dambe dib ugu Laabtay magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Gal-Mudug waxaana uu faahfaahin ka bixiyey Shirkii wadatshiga ee lagu qabtay magaalada Muqdisho. Madaxwaynaha Maamulka Gal-Mudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in marrkii ay heshiin waayeen Madaxda Soomaalidu ay beesha Caalamka saartay Cadaadis .

Madaxweynaha Gal-Mudug Cabdikariin Xuseen ayaa sheegay in uu ku guuldareystay in uu rabitaanka shacab kiisa uu ku qanciyo Madaxdii Soomaalida ka dibna aysan jirin maamul wax uu rabay la go’aamiyey sidaas darteedna lagu qasban yahay in la raaco go’aanka DFS iyo beesha caalamku ay taageereen.

Hoos ka Dhageyso Shirka Jaraa,id uu Madaxweynaha Gal-Mudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ku qabtay Cadaado.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online