Minhaaj Galdogob oo Ardayda iyo Dadwaynaha u qabatay Dawro Muhiim ah (Masawiro)

January 26, 2016 - Written by Editor

IMG-20160126-WA0034Galdogob:-Habeenimadii talaadadu soo galaysay ee 26/1/2016 ayey ka bilaabtay Masjid-Jaamaca ee Galdogob dawro ama siminaar ay soo diyaarisay Mu’assada minhaaj faraceeda Degmada Galdogob.

Dawradaasoo soconaysa 4 casho ayaa lagu daraasayn doonaa kitaabka ka hadlaya akhlaaqda wanaagsan.
Xafladii lagu daahfurayey dawrada ayaa waxaa ka hadlay qaybaha bulshada waxayna ku dheeraadeen baahida bulshadu u qabto mawduucaan iyo sida loogu bahan yahay in laga faaiidaysto.

Dawrada waxaa ka faaiidaysan doona ardayda oo ku jirta xiligii fasaxa dhexe iyo guud ahaan dadwaynaha reer Galdogob, halka ay toos uga baxayso idaacada Alxikma oo laga dhagaysan karo ilaa 40KM.

Minhaaj Galdogob
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,812 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>