Muxaadaraadkii Sheekh C/Raxmaan Abyad uu ka jeediyey Odense ,Aarhus, Aalborg, Slagelse (Dhageyso)

January 18, 2016 - Written by Editor

IMAG0311Wafdi uu hogaaminayo Sh C/Raxmaan Abyad ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark ka dib markii socdaal ay ku soo mareen isaga oo ay weheliyaan qaar ka mid ah maamulka Masjidka Al-Tawxiid iyo ikhyaar kale.

Sh C/raxmaan Abyad ayaa waxaa uu muxaadarooyin kala duwan ka jeedshay magaalooyinka Odensa ,Aahurs, Aalborg, Slegelse ,waxaa uu Sheekhu muxaadaradaakiisa uga hadlay

1-Ahmiyada Masaajida
2-Dulmiga iyo Khatartiisa
3-Jirooyinka Quluubta
4-Dardaaran waalidka Soomaaliyeed gaar ahaan Hooyooyinka.

  Hoos ka Dhageyso Dhamaan Muxaadaraadka uu jeediyey Sh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah

1-Ahmiyada Masaajida

2-Dulmiga iyo Khatartiisa

3-Jirooyinka Quluubta

4-Dardaaran waalidka Soomaaliyeed gaar ahaan Hooyooyinka

Page Muxaadaraadka Sheekh C/raxmaan Abyad ka faa,ideyso

Mareegta Radio Halgan.net Ka faaideyso Duruusta culumada Soomaaliyeed Halkann ka Gal.

Maamulka Radio Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online