Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka bilaaban doonta Masjid Jaamica magaalada Laascaanood

January 22, 2016 - Written by Editor

baanarLaascaanood:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulsha waynta ku nool gobolka Sool gaar ahaan magaalada laascaanood ee xarunta Gobola Sool yar iyo weyn rag iyo dumar nadwo cilmiyeed ku saabsan dhalinyarada iyo caqabadaha taagan nadwadu waxay ka bilaaban doonta masjid jaamica magaalada Laascaanod habeenka Axada ee inagu soo fool leh 23/1/2016.

Waxaa Nadwadaan muxaadaraad ka jeedin doono culumada waawaayn ee gobolka Sool:-

1.Sh.C/abdinasir Xaaji Axmed

2. Sh Maxamud Maxamed Xallike Shabakadaha lagu Wada Xidiidho .

3. Sh Dr Axmed Jamac Ismaaciil Mire Doorka Dhalinyarada ee Bulshada.

4. Sh Dr Cabdicasiis Cali Axmed Dhalinyarada iyo Baagamuundada.

5. Dr Cabdi Majid Xuseen Sugulle. Dhalinyarada & Mukhaadaraadka.

6. Sh Maxamed Cabdi Samad … Dhalinyarada & weererka Maskaxda.

Nadwadaan waxaa soo qabanqaabiyay ardayda kuliyadda shareecada Jaamacadda nugaal …. waxaa ay socon doontaa lix habayn … ka soo qaybgal wanaagsan.Faa’daysi wacan bulshada ku dhaqan Magaalada Laascaanood .

Hoos ka Daawo Jadwalka culimada muxaadaraadka ka jeedinaya Nadwada ka bilaaban Masjid Jaamica doonta Laascaanood


Xafiiska Warbaahinta Golaha Ardayda Al-furqaan Laascaaanood.

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online