Raacidda Sunada Iyo ka fagoonta Baadilka Sh Maxamed Gaboobe.[Daawo]

January 13, 2016 - Written by Editor

1Garoowe:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo ka hadlaysa in la raaco Sunada Nabigeena waxaan muxaadarada soo jeedinaya Sh.Maxamed Gaboobe Cabdi sheekha ayaa maalmihii u danbeeyey waxaa ay u sugnaa magaalada Garoowe.Sh.Maxamed Gaboobe Cabdi ayaa waxaa uu ka mid yahay culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaaada Makkah ee dalka Sacuudiga

Hoos ka Daawo muxaadaradii Raacidda Sunada Iyo ka fagoonta Baadilka Sh Maxamed Gaboobe

Nuur Jaamac Aadan
Garoowe,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online