Ra’iisul wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid oo difaacay go’aankoodii doorashada 2016 ee 4.5.[Dhagayso]

January 30, 2016 - Written by Editor

sharMuqdisho:-Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rasiid Cali Sharma’arke ayaa marti ku ah barnaamijka Martida Makrafoonka, wuxuuna sharxayaa go’aankii dowladda ay ka gaartay qaabka doorasho ee Soomaaliya sanadkan 2016. Weriyaha VOA London Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa barnaamijka Martida soo diyaariyay islamarkaasina wareysiga la yeeshay Raysal wasaare Cumar Cabdirashiid.

Hoos ka Dhageyso waraysiga Reysal Wasaare Sharmarke

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online