Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo beri la filayo in uu soo gaaro Boosaaso

January 7, 2016 - Written by Editor

sharmaakeMuqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashiiid Cali Sharmaake iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa la filayaa in socdaal uu ku soo gaaro magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari si uu uga qayb galo xaflada furitaana garoonka dyaaradaha ee Boosaaso. Safarka wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ay ugu ambabaxeen magaalada Boosaaso ayaa waxaa ku wehelin doono Wasiiro , Xildhibaano  iyo marti sharaf kale

Magaalada Boosaaso  ayaa si weyn  looga dareemayaa qaban qaabada la doonayo in lagu soo dhoweeyo wafdiga Ra’iisul Wasaaraha DFS Dr Cumar Cabdirashiiid Cali Sharmaake oo beri diyaaradii siday ay soo caga dhigan doonto magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online