Taariikh Nololeedka Cabdi Xaaji Goobdoon.[Dhagayso]

January 26, 2016 - Written by Editor

goobdoonMuqdisho:-Allaha u naxariistee, waxaa saaka maagalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku geeriyooday Cabdi Xaaji Goobdoon, oo ahaa rug caddaa saxaafadeed, oo si weyn looga yaqiinay Soomaaliya.Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa la sheegay inuu kusoo booday xanuun dhinaca wadnaha ah.Weriyahenna Ibrahim Xassan Dandurey ayaa Taariikh nololeedka , Cabdi Xaaji Goobdoon wax ka weydiiyay Maxamuud Sh. Axmed Dalmar, Maxamed Aaden Xersi  Terra Maxamuud Cabdi Cali Ducaale,  iyo madaxa laanta af-Somaliga ee VOA-da Cabdiraxman Yabarow, oo dhamaantood  ah wariyeyaal rugcadaa ah oo ay horey u soo wada shaqeeyeen marxuumka, waxaana ku horeynaya Dalmar.

Hoos ka Dhagayso Taariikhda Nololeedka wariye Cabdi Xaaji Goobdoon

Source:VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,817 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>