Toosnaanta Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur[Daawo]

January 27, 2016 - Written by Editor

fuaadNairobi:-Sheekh.Fu,aad Maxamuud Xaaji Nuur  ayaa waxaa uu muxaadaro qiimo leh ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu muxaadaradiisa uga hadlay Toosnaanta. Sh.Fu,aad Maxamuud Xaaji Nuur oo socdaal Dacwadeed ku soo gaaray Magaalada Nairobi ayaa waxaa uu muxaadarada uu ka jeediyey magaalada Nairobi ka soo qeybgalay dadweyne aad u tiro badan waxaana shacabkii ka soo qeybgalay ay aad ula dhaceen wacdiga iyo waanada uu soo jeediyey Sh Fu,aad M. Xaaji Nuur.

Sheekh Fu,aad M. Xaaji Nuur  ayaa dadweynihii ka soo qeyb galay waxaa uu ugu dar daarmay inay ku dadaalaan in nafta la ilaaliyo laguna leyliyo wadada tooosan si ay u hagaagto mana hagaageyso nafta ilaa qalbiga la hagaajiyo.

Hoos ka Daawo muxaadaradii Toosnaanta Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji.Nuur

Yaasiin Cabdi

Somalireal-Nairobi

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,812 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>