Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo ku geeriyooday magaalada B/weyne

January 3, 2016 - Written by Editor

tacsi4Allah ha u naxariistee waxaa Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku Geeriyooday Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo ahaa Ugaas si weyn looga qadariyo gobalka Hiiraan iyo Soomaaliya.

Ugaas C/raxmaan ayaa la sheegay inuu ku soo booday xanuun deg deg ah waxaana istaagay Wadnaha xili uu Allah ha u naxariistee  ku dhex jiray islaaxinta beelo walaalo ah oo ku dagaalamay magaalada B/weyne ee gobalka Hiiraan.

Allah ha u naxariistee Ugaas C/raxmaan ayaa ahaa Shaqsi si weyn looga yaqaanno Gobolka Hiiraan wuxuuna caan ku ahaa ka shaqeynta nabada iyo wanaaga waxaan alle uga baryeynaa in alle geeyo janatul Firdoos Aaamiin.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,812 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>