Wasaarada Arimaha Dibada DFS oo soo dhaweysay magacaabista safiirka cusub ee Mareykanka
January 14, 2016 - Written by Editor
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweyneysaa Safiirka dowladda Mareykanka u rashaxan inuu wakiil uga noqdo dalka Soomaaliya Mr. Stephen Michael Schwartz.
Mareykanka waa isbaheysi muhiim u ah Xukuumadda iyo Shacabka Soomaaliya , waxaa naga dhaxeeya xiriir taariikhi ah iyo mid iskaashi oo ku dhisan isdhaafsi xushmad iyo horumar wadaag .[nggallery id=1325]
Halgan.net
Muqdisho

.gif)

