Xeer ilaaliye ku xigeenka DFS Maxamed Xassan oo ka badbaaday weerar lagu qaaday labo Makhaayadood oo ku yaal Liido.[Dhagayso]

January 22, 2016 - Written by Editor

IMG_4294Muqdisho:-Xeer ilaaliye ku xigeenka dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xassan ayaa waxaa uu uga waramay idaacadda VOA weerarkii xalay lagu qaaday labo Makhaayadood ee kala ah Liido Sea food iyo Beach View xili uu ku sugnaa. Xeer ilaaliye ku xigeenka dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xassan ayaa u sheegay VOA in ay indhihisu ay qabteen koox dhalinyaro ah oo hubaysan kuna labisan labiska darayska ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay weerar la beegsadeen labo makhaayadood ee Liido Sea food iyo Beach View dadweyne fara badan ay fadhiyeen halkaasna ay ka dhasheen dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah oo ka shaahaynayey makhaayadaha.

Hoos ka Dhagayso Xeer ilaaliye ku xigeenka dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xassan oo VOA waraysi siiyey

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Xeer%20ilaalye.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,990 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>