Madaxweyne Gaas oo magacaabay Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Puntland
(February 17, 2016)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali ayaa waxaa uu magacaabay taliye ku xigeenada ciidanka Booliska dowladda Puntland gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug S/guute Cabdiqaadir
Ergeyga gaarka ah ee ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating oo tegay Cadaado
(February 17, 2016)
Cadaado:- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, oo horkacayay wefdi ka kooban danjireyaal iyo xubno sare oo ka socda beesha caalamka

« Previous Page