Al-Karam Ololhaha la dagaalanka Qabyaalada ka bilowday magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.[Masawiro]

February 15, 2016 - Written by Editor

IMG_6017 (2)Laascaanood:-Xafiiska Dacwada iyo Horumarinta gobolka Sool ee Al-Karam ayaa qabtay kulan lagu soo bandhigayo Ololaha la dagaalana qabyaalada iyo walaalayanta bulshada ku dhaqan gobolka Sool. Munaasabadaan waxaa ka soo qayb galaya qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka , Culimaa’u diin, Proffesoro , Engieero , Arday , Barayaal Jaamacadeed ayaa waxaa ka hadlay munaasabadan iyagoo soo dhaweeyey Ololahaan sheegaynay ka qayb qaadan doonaan.

Munaasabadan oo gogol xaadh u ahayd Ururu dhawaan lagu dhawaaqi doono kaas oo shaqadiisu tahay siddii loo tir tiri lahaa Qabyaalada , Midab takoorka , iyo qoqobka Jinsiga. Sh Saciid Muuse Xaaji Nuur Madax Xafiiska Dacwada gobolka Sool ayaa ka warbixiyey ujeedka Ololahaan iyo waxa keenay Xilligan aynu hada ku jirno. Sh Saciid Muuse Xaaaji

Nuur ayaaa ku dheeraaday Qudhunka qabyaalada iyo halka ay dhigtay Soomaali , waxaa uu sheegay in Qabyaaaladu ay baabi’isay gabi ahaanab dadnimadii Sumcadii ummada Soomaaali yeed , Diinteediina uun ay hada sii baabi’inayso .. loona baahan yahay in la dabo qabto.

Hoos ka Daawo Mu’assada Al Karam ku dhawaaqday Ururka La Dagaaalanka Qabyaalada

Mawliid Haradigeed
Lascanod,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online