Al-shabaab oo la wareegay gacan ku haynta magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose

February 5, 2016 - Written by Editor

shababMarka:-Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ururka Al-shabaab ay la wareegeen magaaladaasi ka dib markii ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ay halkaas iskaga baxeen. Dad goob joogayaal ah ayaa xaqiijiyay in magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ay si buuxa ula wareegeen ururka Al-shabaab waxaan ay fariisamo ka samaysteen fariisamihii ciidanka AMISOM ay deganaayeen iyo kuwa Dowlada Federaalka Soomaaliya walow inta aysan tegin ciidanka Al-shabaab ay fariisamihii AMISOM ay bililiqaysata dad shacab ah.

Magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa in mudo ah waxaa gacanta ku hayey cidanka AMISOM oo dhib badan ay kala kulmay dadka shacabka ah oo marar badan ay isku dhaceen , ka bixitaanka Ciidanka AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dad badan oo odorosa siyaasada Soomaaliya waxaa ku sheegeen in ay tahay dhaqan lagu bartay ciidamada shisheeyey ee jooga gudaha Soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online