Dagaal u dhexeeya ciidamo ka tirsan DFS oo ka socda degmada Cadaado

February 22, 2016 - Written by Editor

cadaadoCadaado:-Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado oo xarunta KMG u ah Gal-Mudug ayaa sheegaya in duleedka degmada Cadaado ee Gobolka Gal-gaduud uu ka soconayo dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dowladda Federaala Soomaaliya ayaa ilaa intii ay dhistay maamulka Gal-Mudug ee uu madax weyaha ka yahay Cabdikariim Xuseen Guleed waxaa ay degmada Cadaado  keeneen ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya si ay u xoojiyaan ciidamadii Gal-Mudug. Dagaalka ayaa waxaa la sheegay in uu sabab u ahaa muran ka dhashay lacago Mushaar ah oo Ciidanka looga keenay magaalada Muqdsho

Ilaa hadda  lama oga sababaha dhaliyey dagaalka  iyo khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee soo kala gaaray ciidamadaaan ka tirsan dowladda federaalka soomaaliya ee dagaalku ka dhex socdo, ma jiraan masuuliyiin ka tirsan owladda Federaalka soomaaliya iyo Gal-Mudug oo ka hadlay dagaalka socda.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online