Dowladda Federaalka Soomaaliya oo joojisay mudo 21 cisho ah duulimaadkii Muqdisho iyo Hargeysa.[Dhagayso]

February 2, 2016 - Written by Editor

gaafowMuqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa joojisay duulimaadyadii ka bixi jira magaalada Muqdisho ee tagi jiray magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Warqad kasoo baxday agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya, Cabdullahi Gafaow Maxamuud, ayaa lagu sheegay in amarkan uu dhaqan galayo 22-ka bishan Febraayo.

Wareysi uu siiyey VOA-da, ayaa Cabdullaahi Gaafow, waxa uu ku sheegay in soo saareen amarkan kadib markii S/land ay billowday bixinta warqad “Go Home” ama “Dalka Ka bax” ah oo la siiyo dadka soo aadaya Muqdisho, kuwaas oo 15 dollar qofkiiba looga qaado. Cabdullahi Gaafow ayaa sheegay in in muddo ah u dul qaadanayeen dhibaato uu sheegay in Somaliland ay ku hayso shacabka usoo safraya Muqdisho, balse aysan intaa ka badan dul qaadan karin.

Hoos ka Dhagayso Cabdullaahi Gaafow oo ka hadlay sababta Dowladda Federaalka Soomaaliya oo joojisay duulimaadyada Hargeysa

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online