Faaqidaadda: Shirka Istanbul ee Arrimaha Soomaaliya.[Dhagayso]

February 26, 2016 - Written by Editor

shirIstanbul:-Magaalada Istanbul waxaa dhowaan lagu soo geba geebeyey shirkii Iskaashiga Heerka sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada iyo wakiilo ka socday beesha caalamka, waxaase ka maqnaa maamulka Puntland.

Barnaamijka faaqidaadda ayaa waxa uu ku saabsan yahay waxyaabihii kasoo baxay shirkaas iyo doorashada Soomaaliya ee 2016-ka, waxaana soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.

Hoos ka Dhagayso Barnaamijka Faaqidaadda Shirkii Istanbul

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online