Faarax Macalin oo ka Hadlay Xiriirka Kenya iyo Soomaaliya (Dhageyso)

February 23, 2016 - Written by Editor

FaaraxNAIROBI—Dhawaan waxaa lagu xannibay garoonka Diyaaraha ee Kenya wefti uu hoggaaminayey Ra’iisal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid iyo xubno la socday, waxaana arrintan ka dhashay doodo badan oo la xidhiidha heerka uu gaadhsiisan yahay xidhiidhka labada dal.

Haddaba Guddoomiye ku Xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa falanqaynaya Xidhiidhka Soomaaliya iyo Kenya, isaga oo ka eegaya dhinacyo kala duwan.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu u waramay.

VOASomalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online