Gudoomiyaha Baarlamaanka PL oo magacaabay 4 xubnood ee gudiga doorashooyinka Puntland

February 16, 2016 - Written by Editor

axmedxashiGaroowe:-Gudoomiyaha baarlamaanka dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa saaka waxaa uu soo magacaabay 4 xubnood oo ka mid noqon doona Gudiga doorashooyinka Puntland oo uu shalay 5 ka mid ah uu magacaabay Madaxweynaha dawladda Puntland.

Gudiga doorashooyinka dowladda Puntland ayaa hadda la dhamaystiray waxaan la sugayaa in ay guda galaan shaqooyinooda si loogu gudbo nidaamka Xisbiyada badan in dhaqso looga hirgeliyo deegaanada Puntland.

Hoos ka eeg xubnaha 4 -ta xubnood oo gudoomiyaha PL Axmed Cali Xaashi ka mid noqon doona gudiga doorashooyinka ee Puntland


 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online