Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/xaafid Cali Yuusuf oo ka hadlay rabshadii shalay ee Bosaaso.[Dhagayso]

February 2, 2016 - Written by Editor

cabdixaafidBoosaaso:-Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/xaafid Cali Yuusuf ayaa markii ugu horaysay waxaa uu ka hadlay rabshadihii shalay ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari , Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari Cabdixaafid Cali Yuusuf oo waraysi kooban siiyey Radio Daljir ayaa waxaa uu ka digay in dadka shacabka ah ee walaalaha ee ku dhqan Puntland laga dhex abuuro dhibaatooyin loona baahan yahay waxkasta oo dhib ah in lagu xaliyo wada hadal.

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/xaafid Cali Yuusuf ayaa ugu baaqay Madxad dowladda in ay u turaan shacabkooda isagoo baaq gaar ah u jeedyey saraakiisha ciidanka in ka fogaadaan wax kasta oo dadka shacabka dhib gaarsiin kara iyagoo sugaya amaanka guud wixi soo kordhana ay kala tashadaan Issimada iyo culimada Gobolka.

Hoos ka Dhagayso Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari Cabdixaafid Cali Yuusuf ee waraysi siiyey Radio Daljir

[audio: http://idilnews.com/wp-content/uploads/2016/02/bari.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online