Khudbadii Jimcaha ee uu ka Jeediyey Masjidka Al-huda Sh Cabdiweli Sh Maxamuud.[Daawo]

February 12, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-2016-01-23-08h16m16s214Helsinki:-Waxaa maanta Khudbadii Jimce ka soo jeediyey Masjidka Al-hudaa ee magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland Sh.Cabdiwali Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf isagoo Sheekhu khudbada maanta ay la xiriirtay Khudbooyin dhowr ah oo uu Sheekhu uga hadlayey Hawada oo la raaco iyo khatarta ay leedahay waxaan uu Sheekhu uu si gaar ah uga hadlay maanta Cadaalada iyo dadka wax maamula.

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce Sh.Cabdiwali Sh. Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Af-Somali ah

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce Sh.Cabdiwali Sh. Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Af-carabi ah

Yasin Cabdi Axmed
Helsingi,Finland

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online