Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay guddiga doorashooyina Puntland.[Dhagayso]

February 15, 2016 - Written by Editor

Gaas1Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa maanta uu magacaabay 5 xubnood oo ka mid noqon doona gudiga doorashooyinka Puntland oo in mudo ah la sugayey ahaan balanqaadii uu madaxweyne Gaas ku galay loolanka Madaxnimada Puntland.

Gudiga doorashooyinka dowladda Puntland ayaa waxaa uu ka kooban yahay 9 xubnood oo 5 ka mid ah uu soo magacaabay Madaxweynaha halka 4 kale ay soo magacaabi doonaa golaha baarlamaanka Puntland. Xubnaha loo magacaabay gudiga doorashooyinka Puntland ayaa waxaa saxaafadda u akhriyey afhayeenka dowladda Puntland.

Hoos ka dhagayso afhayeenka dowladda Puntland oo saxaafadda u akhrinaya magacyada gudiga doorashooyinka Puntland

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/afhayeenka-Pl.mp3]

Hoos ka eeg magacyada 5 xubnood ee ka mid noqon doona gudiga doorashooyinaka ee uu magacabaay madaxweyne Gaas

1. Cabdulaahi Cali Nuur Xubin

2. Maxamed Cabdille Faarax Xubin

3. Naciima Cabdiraxmaan Guuleed Xubin

4. Axmed Maxamed Cali Xubin

5. Maxamuud Soofe Xasan Xubin

6. Maxamed Saciid Cumar xoghayaha guud ee gudiga doorashooyinka Puntland

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online