Madaxweynaha Jubbaland oo wax laga wiidiiyey wax ka soo baxay Shirkii Turkiga.[Daawo]

February 29, 2016 - Written by Editor

axmedKismaayo:-Waa waraysi xiiso badan oo lala yeeshay Madaxweynaha Jubbaland axmed Maxamed Islaam axmed Madoobe waxaan waraysigaan la yeeshay Tv-ga Somalicabel xili uu shir u saabsan arrimaha Soomaaliya uu ku soo idlaaday Turkiga. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxaa wax laga wiidiiyey natiijadii ka soo baxday shirkii  dalka Turkiga ka maqnaashada Puntland , weerarkii diyaaradaha Kenya ay ku qaaday deegaanka Ceelcade iyo weliba xiriirka ka dhexeeya maamulka Jubbaland dowladdaha Kenya iyo Itoobiya.

Hoos ka Daawo Waraysigii Tv-ga Somalicabel la yeeshay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online