Mu’assasada Minhaaj Galdogob oo kulan soo dhawayn ah u samaysay Qurbajoogta deegaanka.(Masawiro)

February 17, 2016 - Written by Editor

IMG-20160217-WA0026Galdogob:-Kulanka oo ahaa mid soo dhawayn ah ayey Mu’assasadu qado sharaf ugu samaysay qaybo ka mid ah qurbajoogta oo siyaabo kala duwan deegaanka u soo booqday, kulankaasoo ka dhacay  xarunta Mu’assasada ayaa waxaa la isku dhaafsaday talooyin iyo warbixino muhiim ah.

Qurbajoogta ayaa dhinacooda ka mahad celiyey  martiqaadka iyo warbixinta la siiyey sidoo kalena dhexdooda is dhaafsaday afkaar wax ku ool ah.

Halka maamulka Mu’assasadu gunaadkii kulanka usoo jeedayey  inay ku dadaalaan ka qaybqaadashada danta caamka ah iyo horumarinta bulshada,  sidoo kalena ay ka hortagaan shakhsiyaadka ayagoo dibadaha jooga xasaasiyada ka dhex abuura bulshada soomaaliyeed oo awalba dhibanayd.

Sidoo kale walaalaha ayaa qadadii ka dib booqday Idaacadda quraanka ee Alxikma, xafiiska Mu,assasada, Machadka Imaamul-bukhaari iyo goobo kale, kulankiina wuxuu ku soo gabgaboobay jawi qurux badan.

Mu’assasada Minhaaj Galdogob
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online