Mutamarka Dhalinyarada oo ka bilaaban doona Odense 12-14 February 2016 (Daawo)

February 2, 2016 - Written by Editor

mutamarka_odensaOdense:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa Soomaalida ku nool dalka Danmarka iyo iskandaneviyan in uu ka dhici doono magaalada Odense taariikhdu markay tahay 12 -14 bisha February 2016 Mutamarkii dhalinyarada ee 8aad waxaa mutamarka muxaadaradaad kale duwan ka jeedin doono culimo iyo ducaad la soo xulay si dhalinyarad looga haqab tiro arrimahooda gaarka ah ee khuseeya. Mutamarka wuxuu ku bixidona afaf kala duwan sida Somali, Engilish, iyo Denish.

Waxaa Mutamarka ka soo qaybgali doona
1. Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
2. Sh Dr Cali Maxamed Saalax
3. Sh Saciid Raage
4. Sh Cabdiraxmaan Abyad
5. Sh Wasim Kempson (UK)
6. Sh Mustafa Abu Rawda
7. Ustaad Wasim Ranna (DK).

Mutamarka Dhalinyarada ayaa waxaa lagu qaban doonaa MARIENLYSTCENTRET ee magaalada Odense, Windelsvej 138, 5000 Odense C, Denmark.

Wixii fahfaahin ah waxaad kala xariirikartan.
Mahdi Jamac Mowlana
Tlf 004591706269
ama Yasir Hassan Yusuf
Tlf 004560670152.


Hoos ka Eeg Jadwalka Mutamarka dhalinyarada ee magaalada Odensa

Odense
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online