Nadwo Cilmiyeed diini ah oo ka bilaaban doonta magaalada Helsinki

February 25, 2016 - Written by Editor

11807248_1061715270516527_3003323728127558869_oNadwo Cilmiyeed diini ah ayaa si rasmi uga bilaaban doonto Masjidka Al Hudaa ee dalka Finland gaar ahaan  xarunta Helsinki. Sidaa darteed waxaa Lagu war Galinayaa Dhamaan Shacabka Soomaaliyed Ee Ku Nool Wadanka Finland  Gaar Ahaan Caasimada Helsinki Iyo Nawaaxigeyda Inay ka soo qayb galaan Nadwo Cilmiyaadkani si ay uga faa,ideystaan  dhamaan dhalayarada Iyo waalidiinta Iyo Caruurtaba Waxaana lagu Marti Qaaday Culimo Kala Duwan oo Iskugu Jira Culimadeyna Somaliyed Iyo Culima Kale kuwaas ku bixin doona duruusta Luqada Somaliga ,Englishka Iyo Carabigaba Waxaana ka mid ah Culimada ka soo Qayb galeysa

Dr Sheekh Cadiwali Sh Maxamed Xaaji Yuusuf
Sheekh Cabdirizaaq Sugulle
Sheekh Bashir Ghsfrouri From Uk
Sheekh Shakeel Kunwar From Uk
Sheekh Cabdulaahi Adam
Sheekh Ismacil Bootaan
Sheekh Cabdiraxmaan Sugulle

 Waxaan muxaadaraad kale duwan ka soo jeedin doona culimo Soomaaliyeed ee laga yaqaan dalka Soomaaliya, Iyo Culimo kale ,Nadwo cilmiyaadkaan ayaa waxaa Soo Qaban Qaabiyay Maamulka Markazka Al Hudaa waxayna Socon Doontaa Sadax Cisho Laga Bilaabo 26,27,28 Waxayna Si Rasmmi Ah U Balaabaneysaa Malinka Jimcaha Iyo sabida Iyo Axada .

Waxana Lagu War galinayaa Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed  Ee Ku Dhaqan Wadanka Finland Inay Ka Soo Qay  Galaan Kana Faaideystaan Fursadaani Qaaliga Ah .

Yasiin Cabdi Axmed
Helsinki Finland

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online