Nadwo Cilmiyeed diini ah oo si rasmi Ah uga bilaabatay Masjidka Al-Huda ee Finland (Masawiro)

February 27, 2016 - Written by Editor

IMG-20160226-WA0005Nadwo Cilmiyeed diini ah Ayaa si rasmi ah waxay ugu bilaabatay Masjidka Al Hudaa ee dalka Finland Nadwadaan ayaa waxaa loogu talagalay in Lagu bixiyo Muxaadaraad kala duwan waxaana cinwaanka Nadwadani uu ahaa DIINTEYNU WAA DHAX DHAXAAD Nadwo Cilmiyaadkani ayaa waxaa ka soo qeyb galay  dhamaan dhalayarada Iyo waalidiinta Iyo Caruurtaba Waxaana lagu Marti Qaaday Culimo Kala Duwan oo Iskugu Jira Culimadeyna Somaliyed Iyo Culima Kale.

Nadwadani Ayaa Waxaa Lagu Bixinayay Manta Qaybteyda Koowaad Waxana Ay Ku Baxeen Luuqada Englishka Iyo Carabigaba Iyo Soomai  Waxaana ka Mid Ahaa Culimada Maanta Soo Jeydisay Sheekh Dr Cabdiwali Sh Maxamed Xaaji Yuusuf Iyo Sheekh Bashir Ghafrouri From Uk

Dr Sheekh Cadiwali Sh Maxamed Xaaji Yuusuf & Sheekh Shakeel Kunwar From Uk Waxana La Filayaa Qeebihi Ugu Sii Muhiimsanaa Nadwada Inay Sii Harsantahay Waxaana La Filayaa Inay Soo gabagabowda Maalinka Axada Hadii Alle Idmo  Waxaana Kamid Ah Culimada Ka qeyb galaysa maanta Nadwada.
1-Sheekh Cabdirizaaq Sugulle
2-Sheekh Cabdulaahi Adam
3-Sheekh Ismacil Bootaan
4-Sheekh Cabdiraxmaan Sugulle.

Waxana Lagu War galinayaa Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed  Ee Ku Dhaqan Wadanka Finland Inay Ka qayb qaataan Maal Mhani Harsan Dowdarada Waana Fursad Qaali Ah.

Yasiin Cabdi Axmed
Helsinki Finland

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online