Ogeysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan St. Paul iyo Minneapolis

February 26, 2016 - Written by Editor

IMG_2676Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ii ku nool Magaalooyinka Mataanaha ah St. Paul iyo Minneapolis ,Waxaa lagu wargalinayaa in Masaajidka AS-Sunnah Islamic Centet ee Magaalada St. Paul uu idiin soo diyaariyay Maxaadaraad aad muhiim u ah,loogana hadlaayo Mawaadiic si toos ah u taabanayso Jaaliyada.

Hadabo waa inaad ka soo qayb gashaan.

Goobtu: Waa Masajidka AS-Sunnah.
Address: 373 Pedersen St. St. Paul/Mn 55119
Maalinta: Sabtida. February 27,16.
Waqtiga : 5:00pm.

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online