Ogeysiis Muhiim ah Mutamar Islaami ah oo lagu qaban doono magaalada Malmö

February 29, 2016 - Written by Editor

BANDEROLL300x150cm-01Malmö:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Malmö ee dalka Sweden in lagu qaban doono magaalada Malmö Mutamar Islaami ah oo ay soo qabanqaabiyeen Islamisk Kultur Center iyo Musasada Europain Muslim Association i Nordic (EMA).

Mutamarka lagu qabanayo magaalada Malmö ayaa waxaa uu bilaaban doonaa 5-6 Mars 2016 oo ku aadan maalmaha Sabtiga iyo Axada.

Mutamarkan ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona hadii alle idimo culumada kala ah.

1-Sheekh Dr.Haaruun Sheekh Xasan
2-Sheekh Dr.C/weli Sheekh Maxamed
3-Sheekh C/raxmaan Abyad
4-Sheekh C/laahi Xanbali.

Halgan.net
Malmo

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online